Faahfaahin: Saraakiil ka tirsan Booliska France oo toorey lagu laayey (Sawirro)

Shan ka mid ah saraakiisha booliska Faransiiska ayaa maanta lagu dilay weerar mindi oo ka dhacay gudaha xarunta booliska magaalada Paris, sida uu sheegay sarkaal ka tirsan Midowga Booliska. Sarkaalka oo lagu magacaabo Loic Travers, ayaa sheegay in sarkaal kale oo boolis ah uu toogasho ku dilay qofkii weerarka soo qaaday. Travers ayaa sheegay in … Continue reading Faahfaahin: Saraakiil ka tirsan Booliska France oo toorey lagu laayey (Sawirro)